- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
- Ku saabsan
A map is loading...
Waad ku mahadsan tahay booqashada Refugee.Info!
Bogga internetka ee Refugee.Info, waxaad ka heli kartaa macluumaad ku saabsan mawduucyo ay ka mid yihiin habka magangalyada, xuquuqda sharciga, daryeelka caafimaadka, waxbarashada, shaqada iyo qaar kale oo badan, oo ay ku jiraan adeegyada ay ka heli karaan Gariiga ururada bixiya gargaarka iyo taageerada.
Hadafkayagu waa inaan wax ka qabano farqiga macluumaadka ee inta badan u jira qaxootiga, bixinta taageero, caawinta dadka inay helaan adeegyada, iyo inay gutaan xuquuqdooda.
Shabakadda Refugee.Info, waxaad ka heli kartaa:
ℹ️ Macluumaad ku qoran Ingiriisi, Carabi, Urddu, Faransiis, Farsi, Somali iyo Yukrayniyaan.
👍🏽 Xog Sugan | Cusbooneysii | Waqti xasaasi ah | Faa'iido leh
📄 MACLUUMAADKA: Guji "XOGTA" menu-ka si aad u aragto liiska mowduucyada oo dhameystiran.
📍 ADEEGYADA: Guji ereyga "SERVICES" si aad u aragto dhammaan qaybaha adeegyada dadweynaha iyo kuwa aan dawliga ahayn ee aaggaaga Gariigga.
👉Nagu soo xiranFacebookiyo kanaalkeenna Telegram
💬Farriin noogu soo dir MessengerkaamaWhatsAppka.
Refugee.Info Greece waxay ahayd tusaalihii ugu horeeyay ee mashruuca Signpost. Signpost waa adeeg macluumaad oo ay bulshadu hogaamiso kaas oo awood siiya isticmaalayaasha wakhtiyada qalalaasaha iyo ka faa'iidaysiga aaladaha dhijitaalka ah, kanaalada khadka tooska ah, iyo warbaahinta bulshada, iyada oo siinaya bulshada macluumaad ku haboon wakhtiga iyo ficilka si ay go'aano muhiim ah uga gaadhaan arrimaha iyaga ugu muhiimsan.
👉Nagu soo xiranFacebookiyo Telegram.
💬Farriin noogu soodirMessengerkaamaWhatsappka.
Lambarka Diiwaangelinta IRC (Γ.Ε.ΜΗ.): 135449242000