- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Dallada MHPSS waxay rabta inay bixiso adeegyo taageero bulsho oo nafsi ah oo dhamaystiran dadka waaweyn, kuwaas oo u furan dadka oo dhan, Giriig ama aan ahayn, si ka madax bannaan xaalad sharci iyo dukumentiyo sharci ah.
Adeegyada waxaa ka mid ah: Kulamo taageero nafsiyeed oo bulsho oo shakhsi ah oo lala yeesho cilmu-nafsiga iyo/ama maareynta kiis Shakhsiyeed ee Shaqaalaha Bulshada.
Adeegyada waxaa lagu bixiyaa caawinta tarjumaada luqadda loo baahan yahay haddii loo baahdo.
Luuqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Kurmaanji, Lingala, Soomaali, Turki, Yukreeniyaan
Goobta
Bartamaha magaalada Athens. Ciwaanka saxda ah waxa lala wadaagaa ka faa'iidaystayaasha isla marka ballan la qabto.
Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Ballan ma loo baahan yahay? Haa (Isku-gudbinta fariinta WhatsApp/Viber ama foomka u gudbinta Jilayaasha kale)
U qalmitaanka adeega: 18 jir iyo wixi ka weyn
Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA
Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA
Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA
Athens