- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Xarunta Welcome ee JRS waxa ay siisaa qaxootiga meel ammaan ah oo ay ku dhex-galaan oo ay kaga qayb-galaan hawlaha bulshada. Dhacdooyinka bulshadu waxay siiyaan qaxootiga fursado ay ku habeeyaan shucuurtooda, sameeyaan xidhiidho taageero, oo ay dareemaan in ay ku xidhan yihiin bulshada deegaanka.
Qaxwo iyo Shaaxi bilaash ah!
Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis,Faransiis
Helitaanka & amp; xog dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Ma loo baahanyahay balan? MAYA
Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA
Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA
Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA
Alkiviadou 25 [ΑΛΚΙΒΙΑΔΟΥ 25], Athens 10439