Qubeesyada, dhaarka iyo doobi/dhar dhaqis

Alkyone Day Center

Qubeesyada, dhaarka iyo doobi/dhar dhaqis logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/15/2024

Sharraxaad

Qubeesyada

Dhar

Adeegyada Doobiga/dhar dhaqista

Macluumaad dheeraad ah

Waxaad u baahantahay inaad iska diiwaangeliso adeegyada. Iska diiwaangeli Alkyone Day Center inta u dhexeesa 9:30 a.m. iyo 1:00 p.m.2

Adeegyada qubeesyada iyo Doobiga/dhar dhaqista waa keliya balan.

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Orfanidou 5

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:30 - 13:30
Talaado:
09:30 - 13:30
Arbaco:
09:30 - 13:30
Khamiis:
09:30 - 13:30
Jimce:
09:30 - 13:30

Cinwaan dirid

Orfanidou [ΟΡΦΑΝΙΔΟΥ] 5, Thessaloniki