Xarunta Bulshada ee Xerada Polikastro

METAdrasi

Xarunta Bulshada ee Xerada Polikastro logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 9/19/2024

Sharraxaad

Xarunta Bulshadu waxay rabta inay siiso meel amaan ah oo loo wada dhan yahay xubnaha bulshada (caruurta iyo dadka waaweyn) si ay isugu yimaadaan, u nastaan ​​oo ay u helaan adeegyada, oo ay ku jiraan:

Goob Saaxiibtinimada Carruurta

Casharrada luqadda Ingiriisi ee dadka waaweyn

Caf & eacute;

Xarunta Daabacaadda

Aqoon isweydaarsiyo

Haddii aad xiisaynayso, fadlan buuxi foomkan: https://forms.office.com/e/D4zGyX1bVs

Ιhaddii aad xiisaynayso tabaruce nagala soo xidhiidh:volunte@metadrasi.org

Wixii macluumaad dheeraad ah nagala soo xidhiidh: eboronilo@metadrasi.org & ndimitrooka@metadrasi.org

Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis, Raashiyaan

Mashruucan waxa maalgeliyay Suliman S. Olayan Foundation.

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

Adeegyada ma waxaa lagu helaa kaliya tixraac? MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Polikastro Camp - Nea Kavala, Kilkis, 61200 (Former Air Path Corridor)

Email

eboronilo@metadrasi.org

Email

ndimitrouka@metadrasi.org