Casharrada Luqadda Giriigga ee CCAC Leros

METAdrasi

Casharrada Luqadda Giriigga ee CCAC Leros logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 9/19/2024

Sharraxaad

Casharrada luqadda Giriigga ee dadka waaweyn

Wixii macluumaad dheeraad ah, nagala soo xiriir education@metadrasi.org.

Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis,Jermal

Mashruucan waxa maalgeliyay UNHCR

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

Adeegyada ma waxaa lagu helaa kaliya tixraac? MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
08:00 - 16:00
Talaado:
08:00 - 16:00
Arbaco:
08:00 - 16:00
Khamiis:
08:00 - 16:00
Jimce:
08:00 - 16:00

Cinwaan dirid

CCAC Lepida, Leros 85400