- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Casharrada luqadda Giriigga ee dadka waaweyn
Diiwaan gelinta:
Haddii aad xiisaynayso, fadlan buuxi foomkan: https://forms.office.com/e/XHdb58XbDy
Wixii macluumaad dheeraad ah, nagala soo xiriir education@metadrasi.org.
Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriisi, Faransiis, Raashiyaan
Mashruucan waxa maalgeliyay UNHCR
Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Balan maloo baaahanyahay:MAYA
Adeegyada ma waxaa lagu helaa kaliya tixraac? MAYA
Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA
Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA
Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA
Ritsona Camp, 75th National Road Athens-Lamia (2nd Exit) Regional Road Chalkidas-Thivon 34100, Ritsona