Hawlaha Ka Hortagga GBV - Lesvos

DIOTIMA Centre for Gender Rights and Equality

Hawlaha Ka Hortagga GBV - Lesvos logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 7/2/2024

Sharraxaad

Kahortagga rabshadaha ku saleysan jinsiga iyada oo loo marayo waxqabadyada haweenka, ragga iyo LGBTQI+ shakhsiyaadka, gudaha Lesvos.

Si gaar ah, hawlaha is dhexgalku waxay leeyihiin dabeecad macluumaad ah oo ku saabsan mawduucyo ay ka mid yihiin sinnaanta jinsiga iyo rabshadaha ku salaysan jinsiga, ujeeddadooduna tahay fahamka fikradaha asaasiga ah iyo sidoo kale siyaabaha looga hortago loogana ilaaliyo dhacdooyinka xadgudubka ku salaysan jinsiga.

Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis,Farsi

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

U-qalmitaanka adeegyada: Haweenka iyo ragga ka weyn 16 sanno.

Adeegyada ma waxaa lagu helaa kaliya tixraac? MAYA

Qofwalbaa oo kooxdaada ka mid ah maku xiriiri karaa luqada dadka maqalka la'?HAA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel gaariyada cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
10:00 - 16:00
Talaado:
10:00 - 16:00
Arbaco:
10:00 - 16:00
Khamiis:
10:00 - 16:00
Jimce:
10:00 - 16:00

Cinwaan dirid

Women's Info Point, Kara Tepe area