Taageerada sharciga

I Have Rights

Taageerada sharciga logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 6/5/2024

Sharraxaad

'I Have Rights' waa urur siiya macluumaadka sharciga ah magangalyo-doonka iyada oo loo marayo fadhiyo gaar ah iyo aqoon-is-weydaarsiyo.

Mawduucyada lagu soo qaatay kalfadhiyadan waxaa ka mid ah:

Diyaarinta Wareysiga

dib u midaynta qoyska

racfaanka, iyo

codsiyada xiga.

Luuqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Lingala, Soomaali, Amxaari, Boortaqiis

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ballan ma loo baahan yahay? MAYA (waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa WhatsApp ama waxaad naga tagi kartaa xafiisyadayada)

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Gymnasiarchou Katevaini [ΓΥΜΝΑΣΙΑΡΧΟΥ ΚΑΤΕΒΑΙΝΗ] 3, Vathy - Samos (opposite the organization "Just Action")