Xarunta bulshada IHA Lagadikia

InterEuropean Human Aid Association (IHA)

Xarunta bulshada IHA Lagadikia logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 7/11/2024

Sharraxaad

Xarunta bulshada oo leh waxqabadyo waxbarasho iyo madadaalo, oo ay ku jiraan adeegga macluumaadka shaqada, fasallada luqadda, aqoon-is-weydaarsiyada horumarinta xirfadaha, goobta haweenka, meel carruurta ku habboon, nashaadyada isboortiga, iyo meel bannaan oo bulshada ah.

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Kurmanji, Turki, Sorani, Badni

Helitaanka & amp; macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: MAYA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

U-qalmitaanka adeegyada: Carruurta da'doodu ka yar tahay 15 sano waa inay la socdaan waalid ama mas'uul sharci ah (dhammaan hawlaha); fasallada luqadda 18+; qaar ka mid ah hawlaha dumarka kaliya.

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada ku xusan waa bilaash:HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
13:00 - 18:00
Talaado:
13:00 - 18:00
Arbaco:
13:00 - 18:00
Khamiis:
13:00 - 18:00

Cinwaan dirid

IHA Lagadikia Community Center, Lagkadikia - Postal Code 570 20