Xaruunta Bulshada ee Bridges

Humanitarian Initiative Bridges

Xaruunta Bulshada ee Bridges logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Bridges waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo loogu talagaley dadka ku hadla Carabi, Sorani, Kurmanji iyo Turki

Goobta bulsheed ee nasashada iyo la kulanka dadka kale - Awood xaddidan - fadlan la xiriir xarunta wixii macluumaad dheeraad ah

Qaybinta dharka - Isniin iyo Arbaco 11:00 -15:00

Ashyaada loogu talagaley caruurta

La-talin-ka-qof ah

Macluumaadka ku saabsan xuquuqdaada iyo macluumaadka sharciga ah

Caawinta habraacyada Adeegga magangalyada

Taageerada bulshada, sida helitaanka AMKA iyo AFM, diiwaangelinta carruurta dugsiga, ballansashada ballamaha caafimaadka, iwm.

U gudbinta adeegyada kale

Macluumaad dheeraad ah

Adeegyada waxaa loogu talagaley kuwa ku hadla Carabiga, Sorani, Kurmanji, iyo Turkiga.

Waxaad yeelan doontaa waraysi degdeg ah marka aad timaado si Bridges ay kaa caawiyaan inaad hesho adeegyada aad raadinayso.

Saacadaha furitaanka

Isniin:
10:00 - 16:00
Talaado:
10:00 - 16:00
Arbaco:
10:00 - 16:00
Khamiis:
10:00 - 16:00
Jimce:
10:00 - 16:00

Cinwaan dirid

Vilara [ΒΗΛΑΡΑ] 2, Athens

Email

info@bridges.org.gr