Kooxaha bulshada ee TGNC (Trans iyo Gender Aan-waafaqsanayn) qaxootiga iyo magangalyo-doonka

Emantes – International LGBTQIA+ Solidarity

Kooxaha bulshada ee TGNC (Trans iyo Gender Aan-waafaqsanayn) qaxootiga iyo magangalyo-doonka logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 9/12/2025

Sharraxaad

Kulamada beesha waxaa la qabtaa qiyaastii bishii.

Mawduucyada laga dooday iyo waxqabadyada waxaa si dimoqraadi ah u doorta xubnaha kooxda bulshada.

Luuqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Urdu, Bengali, Isbaanish

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ma loo baahanyahay balan? HAA

U qalmitaanka adeega: LGBTQIA+, 18 jir iyo wixi ka weyn

Adeegyadu ma tixraac kaliyaa? Adeegyada waxaa lagu heli karaa oo kaliya iyada oo la iskiis u gudbiyo Khadka Taageerada WhatsApp

Meesha laga soo galo ma waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagalay gaadiidka cuuriyaamiinta: HAA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada ku xusan waa bilaash:HAA

Goobta

Goobta Emantes waa qarsoodi; sidaas darteed, ma awoodno inaan aqbalno soo gelidda.

Cinwaan dirid

Center of Athens