Adeegyada Caafimaadka Maskaxda

Emantes – International LGBTQIA+ Solidarity

Adeegyada Caafimaadka Maskaxda logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 7/9/2024

Sharraxaad

Qiimayn nafsi ah oo mid-mid ah iyo halka loo arko fadhiyada caafimaadka dhimirka ee lama huraanka ah ayaa lagu qabtaa si loo taageero qaxootiga LGBTQIA+ iyo magangalyo-doonka.

Kulamo kooxeed hal mar ah ayaa loo soo bandhigi doonaa baahiyaha kooxda kadib qiimeynta la dhammeeyo.

Luuqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Urdu, Bengali, Isbaanish

Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ma loo baahanyahay balan? HAA

U qalmitaanka adeega: LGBTQIA+, 18 jir iyo wixi ka weyn

Adeegyadu ma tixraac kaliyaa? Adeegyada waxaa lagu heli karaa oo kaliya iyada oo la iskiis u gudbiyo Khadka Taageerada WhatsApp

Meesha laga soo galo ma waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagalay gaadiidka cuuriyaamiinta: HAA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada ku xusan waa bilaash:HAA

Goobta

Goobta Emantes waa qarsoodi; sidaas darteed, ma awoodno inaan aqbalno soo gelidda.

Saacadaha furitaanka

Arbaco:
10:00 - 18:00

Cinwaan dirid

Center of Athens