- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Adeegyada sharciga waxaa la siiyaa qaxootiga iyo magangelyo-doonka Trans iyo Gender Aan-U- hoggaansami karin (TGNC).
Kuwaas waxaa ka mid noqon kara laakiin kuma koobna:
Diyaarinta Wareysiga
La socoshada maamulka
Diyaarinta codsiga magangalyada
Diyaarinta waraysiga iyo wehelinta
Codsiga in PWS laga sii daayo xabsiga
Dhigista racfaanka
Shuruudaha gelitaanka waxaa ka mid ah in aad noqoto qof trans ama jinsiga ah oo aan waafaqsanayn jinsiga iyo qof weyn.
Luuqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Urdu, Bengali, Isbaanish
Helitaanka iyo macluumaad dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Ma loo baahanyahay balan? HAA
U qalmitaanka adeega: LGBTQIA+, 18 jir iyo wixi ka weyn
Adeegyadu ma tixraac kaliyaa? Adeegyada waxaa lagu heli karaa oo kaliya iyada oo la iskiis u gudbiyo Khadka Taageerada WhatsApp
Meesha laga soo galo ma waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagalay gaadiidka cuuriyaamiinta: HAA
Goobtan waxay leedahay wiish: HAA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA
Dhamaan adeegyada ku xusan waa bilaash:HAA
Goobta
Goobta Emantes waa qarsoodi; sidaas darteed, ma awoodno inaan aqbalno soo gelidda.
Center of Athens