Adeegyada Bulshada iyo Ilaalinta

Lighthouse Relief

Adeegyada Bulshada iyo Ilaalinta logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/16/2024

Sharraxaad

Kooxdayada shaqaalaha bulshada iyo dhexdhexaadiyeyaasha dhaqamada kala duwan ayaa dadka ka taageera buuxinta baahiyaha aasaasiga ah.

Qaybaha adeegga:

  • Bixinta macluumaadka
  • Taageerada bulsheed oo ay ku jiraan maaraynta kiisaska, tixraaca iyo la-talinta
  • Taageerada maamulka
  • Diiwaangelinta waxbarashada dadweynaha
  • Qabashada ballamaha caafimaadka ee isbitaallada dadweynaha
  • Qaybinta cuntada iyo agabka nadaafadda
  • Streetwork

Nagu soo booqo xarunta bulshada ee fagaaraha Victoria ama kala xidhiidh khadadkayaga caawinta WhatsApp:

Carabi: +306940919938
Farsi: +306946130898
Faransiis: +306949241496
Ingiriis: dhamaan kuwa kore

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriisi, Faransiis, Carabi, Farsi

Helitaanka & amp; macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha:HAA

Ma loo baahanyahay balan? MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA

Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Cinwaanka

Filis 68, Athens

Lambarka Boostada 10434

Xaruunta Bulshada ee Victoria

Cinwaan dirid

Filis [ΦΥΛΗΣ] 68, Athens