Global Brigades Greece - Adeegyada Caafimaadka

Global Brigades Greece

Global Brigades Greece -  Adeegyada Caafimaadka logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

Bixinta Adeegyada Caafimaadka

Saddex takhasus:

  • Dhakhtarka carruurta (baaritaanka guud, tallaalka, ardayda’ kaarka caafimaadka -ADYM)
  • Dhakhtarka haweenka (baaritaan sanadle ah, ultrasound siilka, baaritaanka Pap smear, la-talinta dabagalka uurka)
  • Dhakhtarka indhaha ee dadka waaweyn iyo carruurta (baaritaan, cabbirka aragga)

Dadka danaynaya inay ballan qabsadaan waxay si toos ah noogula soo xidhiidhi karaan Fariin qoraal, Viber/WhatsApp:

  • 00306988561427(Gariig, Ingiriis, Faransiis)
  • 00306940704111(Faarsii)
  • 00306940704108(Carabi)
  • 00306943880905(Yukreyniyaan, Raashiyaan)

U gudbinta NGO-yada kale waxaa lagu soo diri karaa iimaylka soo socda:greece@globalbrigades.org.

Luqudaha lagu hadlo; Gariig, Ingiriisi, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Yukreyniyaan, Raashiyaan

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

  • Adeegani waxa uu xidhan yahay maalmaha ciidaha:HAA
  • Ballan ma loo baahan yahay?HAA
  • Sidee ballan loo qabsan karaa:Fariin qoraal, Viber, WhatsApp
  • Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare:MAYA
  • Goobtan waxay leedahay wiish:HAA
  • Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah:HAA
  • Goobtan waxay leedahay suuliyo gaar ah oo loogu talagalay ragga iyo dumarka:HAA
  • Dhamaan adeegada ku xusan waa kuwo bilaa lacag ah:HAA

Cinwaanka

U dhow stationka taraynada dhulka hoostiisa mara ee Metaxourgeio

Xogta cinwaanka waxaa la siisaa bukaan kasta kabacdi marka balanta la qabto.

Cinwaan dirid

Metaxourgeio