Qadka macluumaadka ee Bisha Cas Giriiga

Hellenic Red Cross

Qadka macluumaadka ee Bisha Cas Giriiga logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Wakhtiyada shaqada ee qadka 08.00-20.00

Taageerada iyo macluumaadka qaxootiga ee afkooda hooyo:

Warbixin ku saabsan xaaladda Giriiga (dhul-weynaha iyo jasiiradaha), magangelyo-doon, ogolaanshaha deganaashaha, heerka sharciga iyo xuquuqda qaxootiga.

Macluumaadka iyo gudbinta arrimaha sida gargaarka cuntada iyo agabka, daryeelka caafimaadka, guriyeynta, kaalmada sharciga iyo taageerada dhaqaalaha.

Macluumaadka ku saabsan wakaaladaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn (NGO-yada).

Turjumaad qadka Telefoonka ah ee NGO-yada, Hay'adaha Dawliga ah, Isbitaalada iyo xarumaha caafimaadka, adeegyada bulshada iwm.

Macluumaad dheeraad ah

Ka wac khadka telefoonka: 00302105140440 & 00306934724893 (wicitaanada WhatsApp/Viber).

Luqadaha taageerada: Carabi, Farsi/Dari, Bashto, Raashiyaan, Faransiis, Ingiriis, Giriig, Sawaaxili, Kinyarwando, Kirundi, Turki, Urdo, Mandingo, Malinke, Susu, Fula iyo Kissi.

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ma balan ayaa loo baahanyahay: HAA

Sidee ballan loo sameeyaa: Wac +302105140440 & +306934724893 (WhatsApp/Viber wac)

Ma lagu xidhiidhaa luqadda dhegoolaha:MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
08:00 - 20:00
Talaado:
08:00 - 20:00
Arbaco:
08:00 - 20:00
Khamiis:
08:00 - 20:00
Jimce:
08:00 - 20:00

Cinwaan dirid

Kapodistriou [ΚΑΠΟΔΙΣΤΡΙΟΥ] 2, Athens

Email

mf@redcross.gr