Aqoon isweydaarsiyada Livelihood

Safe Place Greece

Aqoon isweydaarsiyada Livelihood logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 10/18/2024

Sharraxaad

Waxaan bulshada ku tababarnaa xirfado ay ku qaadan karaan meel kasta oo ay isku arkaan. Xirfadahani waxay yeelan doonaan inay noqdaan kuwo madaxbannaan meel kasta oo ay joogaan xitaa iyada oo aan gacan laga helin hay'ad ama wax gargaar ah cidna.

Waxaan sameynaa tababaro 3 bilood ah sida:

- aqoon-is-weydaarsiga duugista

- aqoon-is-weydaarsiga dawaarka

- aqoon-is-weydaarsiga manicure/pedicure.

3-da bilood ka bacdi waxa la qiimayn doona xubnaha hadii ay baahi timaado barnaamijku waxa uu socon doona 3 bilood.

Shahaadada waxaa la bixiyaa ka dib marka la dhammeeyo aqoon-is-weydaarsi kasta.

La xiriir Lionel 00306980544453 si aad isugu diwaangeliso aqoon-is-weydaarsiyada.

Luqadaha lagu hadlo: Ingiriisi, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

- Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ballan ma loo baahan yahay: HAA (Lionel kala xidhiidh 00306980544453 ama ku rid xafiisyadayada)

U-qalmitaanka adeegyada: LGBTQIA+ ama hooyo keligeed ah

- Ma jiraa qof ka tirsan kooxdaada oo awood u leh inuu ku hadlo luqadda dhegoolaha? MAYA

- Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

- Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

- Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

- Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA

- Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Cinwaan dirid

Konstantinou Palaiologou 38 [ΚΩΝΣΤΑΝΤΙΝΟΥ ΠΑΛΑΙΟΛΟΓΟΥ 38], Athens 10438 (Groud floor - ring the doorbell)