Waxbarashada Shakhsi ahaaneed, MHPSS iyo Taageerada Aagga Carruurta

The Fáilte Centre

Waxbarashada Shakhsi ahaaneed, MHPSS iyo Taageerada Aagga Carruurta logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Xarunta Fáilte [FAHL·chuh], waxaan bixinaa waxbarasho ku haboon iyo caafimaadka dhimirka & adeegyada taageerada nafsi-bulsheed ee shakhsiyaadka Athens, Giriigga.

Iyadoo qayb ka ah Barnaamijkeena Waxbarashada, waxaanu bixinaa:

casharo English gaar ah

Xisooyin waxbaris tababaro

iyo diyaarinta xirfadeed (tusaale CV-yada, imtixaan luqadda, codsi jaamacadeed iyo hagitaan, iwm.).

Barnaamijkeena MHPSS, waxaanu bixinaa adeegyada soo socda:

kulamo qarsoodi ah oo lala yeesho shaqaale bulsho oo khibrad leh,

waxqabadyada carruurta iyadoo la isticmaalayo hab wax-barasho-ciyaareed,

mashiinnada harqaanka, agabka farshaxanka,

maktabad buugaag luuqado badan ah oo ka badan 1500+

Cabitaano kulul iyo

meel Barxad banaan ah.

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriisi, Faransiis, Carabi

Helitaanka & amp; macluumaad dheeraad ah

Adeegaan ma xiranyahay xiliyada fasaxa dadweynaha: HAA

MA loo baahanyahay balan? MAYA

Meesha laga soo galo ma waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagalay gaadiidka cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtani ma waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan ma waxaa jooga shaqaale dumar ah: HAA

Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: MAYA

Dhammaan adeegyada liiska ku qoran waa bilaash: HAA

Cinwaanka

Kodratou 21 (ku dhegan Metaxourgeio metro), Athens

Lambarka Boostada 10436

Saacadaha furitaanka

Isniin:
12:00 - 18:00
Talaado:
12:00 - 18:00
Arbaco:
12:00 - 18:00
Khamiis:
12:00 - 18:00
Jimce:
12:00 - 18:00

Cinwaan dirid

Kodratou [ΚΟΔΡΑΤΟΥ] 21, Athens

Email

colleen@thefailtecentre.org

Email

claire@thefailtecentre.org