Adeegyada Bulshada - Kaalmada Sharci - MHPSS - Hab-nololeedka ama Livelihood

Irida Women's Center

Adeegyada Bulshada - Kaalmada Sharci - MHPSS - Hab-nololeedka ama Livelihood logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/16/2024

Sharraxaad

XARUUNTA HAWEENKA EE IRIDA

ADEEGYADA BULSHADA

Kulamada la-talinta (mid shakhsi ah iyo koox)

Bixinta macluumaadka / dhexdhexaadinta

Jawaabta degdega ah ee arrimaha caafimaadka iyo badbaadada

KAALMADA SHARCIGA

Bixinta macluumaadka

Kaalmada sharciga

La-talimo sharci

Matalaada maxkamada

ADEEGYADA MHPSS

Kal fadhiyo la-talineed 1-1

Kooxda fur kalfadhiga PSS si kor loogu qaado wanaagga shucuurta-bulsho iyo bogsiinta bulshada

LIVELIHOOD

Fasaladda Giriiga

Fasaladda Ingiriisi

Skill building activities/aqoon gororsi

Fasaladda IT

Hawlaha Madadaalada

Macluumaad dheeraad ah

Waa inaad iska diiwaan gelisaa xubin ahaan marka hore si aad adeeg kasta uga hesho Xarunta Haweenka ee Irida.

Adeegyada bulshada iyo la-talinta waxa kaliya oo ay heli karaan qof kasta oo isku sheega dumar.

Caawimada sharciga waxa loo heli karaa oo keliya qof kasta oo isu sheega inay dumar yihiin (iyo xubnaha qoyskeeda heerka koowaad, waa haddii ay ku xidhan yihiin naagta).

Barxad ku habboon carruurta ayaa diyaar u ah carruurta da'doodu u dhaxayso 1-6 sano.

Carruurtu waxay la geli doonaan hawlo madadalo fududeeyaha boosaska carruurta, halka mas'uulkoodu uu ka qaybqaadanayo waxqabadyada meelo kale oo xarunta ah.

Fadlan ogow tani maahan meel carruurta lagu dejiyo, ee waxaa heli kara oo keliya haweenka jooga xarunta.

Diiwaan gelinta:

Soo-booqdayaasha cusub ee Xarunta Irida waxay u baahan yihiin inay is-diiwaangeliyaan. Fariin u dir telefoonka Irida ama booqo Xarunta Irida saacadaha booqashada si aad u codsato diiwaangelinta oo aad u hesho macluumaadka ku saabsan adeegyada xarunta.

Kooxda Irida ayaa kula soo xiriiri doonta (taleefoonka) marka ay noqoto wakhtigaaga inaad isdiiwaangeliso.

Luqudaha lagu hadlo; Gariig, Ingiriisi, Faransiis, Farsi/Dari, Carabi, Yukreyniyaan, Raashiyaan

Helitaanka

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ma loo baahanyahay balan? MAYA

U qalmitaanka adeega: Haweenka 18 jir iyo wixi ka weyn

Ma jiraa qof ka tirsan kooxdaada oo awood u leh inuu ku hadlo luqadda dhegoolaha? MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Cinwaanka

El. Venizelou 59, Thessaloniki (biyaanada 1aad)

Koodhka Boostada 54631

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:30 - 17:30
Talaado:
09:30 - 17:30
Arbaco:
09:30 - 17:30
Khamiis:
09:30 - 17:30
Jimce:
09:30 - 17:30

Cinwaan dirid

El. Venizelou [ΕΛ. ΒΕΝΙΖΕΛΟΥ] 59, Thessaloniki