Qaybinta cuntada iyo walxaha aan cuntada ahayn

Wave Thessaloniki

Qaybinta cuntada iyo walxaha aan cuntada ahayn logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Wave Thessaloniki waxay maamushaa xarun bulsheed oo loogu talagalay dadka hoylaawayaasha ah ee magaalada, iyada oo si gaar ah diiradda u saareysa dadka guuraya, halkaasoo ay ka geli karaan:

cunto maalinle ah oo kulul, cunto fudud iyo khudaar maalintii oo dhan ah

koronto loogu dalaco aaladaha mobilada

Adeeg dhar dhaqis ah

Kontayner leh 5 qubays iyo waji dhaq leh

nadaafadda aasaasiga ah iyo alaabta dharka, kabaha iyo bacaha lagu seexdo.

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriisi, Carabi, Urdu

Macluumaad Dheeraad ah & La helo

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Cinwaanka

Roxanis 20, Thessaloniki

Lambarka Boostada 546 27

Saacadaha furitaanka

Isniin:
14:00 - 18:30
Talaado:
14:00 - 18:30
Arbaco:
14:00 - 18:30
Khamiis:
14:00 - 18:30
Jimce:
14:00 - 18:30
Sabti:
14:00 - 18:30
Axad:
14:00 - 18:30

Cinwaan dirid

Roxanis [ΡΩΞΑΝΗΣ] 20, Thessaloniki