Xaruunta Waxbarashada Dadban

A Drop in the Ocean - Dråpen i Havet

Xaruunta Waxbarashada Dadban logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Fasaladda luqadda laga bilaabo akhris-qoraalka ABC ilaa heerka B1:

Ingiriis

Giriig

Luuqadaha iyo fasalada shaqo-abuurka: barnaamijkani waxa uu bixiyaa manhaj isku dhafan oo ardayda u diyaariya luqadda, xidhiidhka, aqoonta IT iyo u diyaarsanaanta shaqada muddo laba bilood ah oo wareeg ah oo waxbarid ah.

Tababaro xirfadaha fudud

Fasalada barashada IT-ka

Diyaarinta wareysiga

Qoritaanka CV

Shaqo raadinta

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriisi, Faransiis, Farsi/Dari

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay: MAYA (way furantahay)

Goobtan halka laga soo galo waxay leedahay meesha loogu talagalay gaadiidka dadka naafada ah: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay suuliyo gaar ah oo loogu talagalay ragga iyo dumarka: HAA

Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA

Cinwaanka

Filis 68, Athens

Lambarka Boostada 10434

Xaruunta Bulshada ee Victoria(BIYAANADA 1aad)

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:30 - 18:30
Talaado:
09:30 - 18:30
Arbaco:
09:30 - 18:30
Khamiis:
09:30 - 18:30
Jimce:
10:00 - 18:00

Cinwaan dirid

Filis [ΦΥΛΗΣ] 68, Victoria Square, Athens