- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Kooxda Moobeelka ee Kiriiti waxay bixisaa casharo, waxqabadyo hal abuur leh iyo taageerada shaqada-guri ee carruurta 4-17 jir ah.
Xarunta Shaqada-guri ee ARSIS iyo Xarunta Hawlaha Hal-abuurka ee Heraklion waxay ka shaqeysaa halka ay deggan yihiin carruurta qaxootiga ah iyo kuwa soogalootiga ah, si ay u taageerto oo ay ugu fududaato inay si habsami leh u galaan dugsiga iyo si loo dhiso imaanshaha joogtada ah.
Si loo hubiyo in carruurta sida ugu wanaagsan loogu diyaariyo loogana taageero dugsiga, qaybta udub-dhexaadka ah ee barnaamijka Xarumuhu waa in kor loo qaado casharrada Giriigga, Ingiriisiga iyo Xisaabta, waxbarashada STEM iyo hawlaha kale iyo sidoo kale taageerada shaqada-guri iyo xirfadaha waxbarasho ee la wareejin karo.
Kooxda waxay bixineesaa adeegyada soo socda:
Fasalada Luqudaha Giriiga & Ingiriisiga
Fasalada Xisaabta & Seyniska
Ka dib & ndash; taageerada shaqada-guri ee dugsiga
Aqoon-is-weydaarsiyada xirfadaha nolosha aasaasiga ah
Luqadaha lagu hadlo Giriig, Ingiriisi
Helitaanka & amp; xog dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
MA loo baahanyahay balan? HAA - (wicitaan/WhatsAPP)
U qalmitaanka adeega: Carruurta 4-17 sano jirka ah
Dhammaan adeegyada halkan ku qoran waa bilaash: HAA
Monis Agarathou [ΜΟΝΗΣ ΑΓΚΑΡΑΘΟΥ] 9, Agios Dimitrios, Heraklion, Crete (Koinonikos Choros, Α. & Μ. Kalokairinos Foundations)