Dukaanka Bilaashka ah ee Khora

KHORA

Dukaanka Bilaashka ah ee Khora logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 6/5/2024

Sharraxaad

Dukaanka Bilaashka ah ee Khora waxuu ku bixiniyaa si bilaash ah:

  • Dhar
  • Qalabka suuliyada
  • Agabyada kale, sida maryaha iyo agabka guryaha (waxay ku xerantahay helitaanka)

Macluumaad dheeraad ah

Imaw dukaanka saacadaha shaqada si shakhsi ah si aad isku diiwaan-geliso ama iimayl soo dir.

Booqashadaada ugu horeeso ee dukaanka bilaashka ah, waxaad heli doontaa xoogaa alaab ah, waxaana lagu siin doontaa kaarka diiwaan-gelinta ee dukaanka bilaashka ah. Waxaad ka bacdina aad imaan kartaa dukaanka bilaashka ah wixii alaab dheeraad ah 6 isbuucba mar adoo heesta balan.

Helitaanka

Helitaanka talaabo-bilaash ah ee qolka hore. Si aad u gasho booska carruurta ee qeybta dambe, waxaa jira 5 talaabo.

Saacadaha furitaanka

Talaado:
11:30 - 16:30
Arbaco:
11:30 - 16:30
Khamiis:
11:30 - 16:30
Jimce:
11:30 - 16:30

Cinwaan dirid

Asklipiou [ΑΣΚΛΗΠΙΟΥ] 113, Athens

Email

khorafreeshop@gmail.com