- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Rugta caafimaadka indhaha, oo bixisa adeegyo degdeg ah, baaritaanno iyo qalliin.
Qiimaha
Ballamaha subaxda (Isniinta & ndash; Jimcaha laga bilaabo 8 subaxnimo & ndash; 2:30 galabnimo) waa u bilaash qof kasta oo haysta lambarka AMKA.
Haddii aad leedahay lambar AMKA, laakiin aadan lahayn caymis caafimaad, waxaa jira kharash baaris caafimaad saacadaha galabnimada.
Haddii aad rabto inaad ballan dhakhtar samayso saacadaha galabnimada, waxa lagu weydiin doonaa inaad bixiso. Ballamadu waa inta u dhaxaysa & euro;36 & ndash; & euro;64, iyadoo ku xiran dhakhtarka.
Macluumaad Dheeraad ah
Qaybta deg-degga ahi waxay furan tahay maalin kasta laga bilaabo 8 subaxnimo & ndash; 2:30 duhurnimo
Uma baahnid nambar AMKA adeegyada gurmadka.
Ballanta dhakhtarka, waxaad u baahan tahay inaad haysato lambarka AMKA.
Wac +302103640909, +302103641767,ama +302103613334 si aad ballan u qabsato.
Waxao kale oo aad ballan ku qabsan kartaa adiga oo isticmaalaya foomka onlaynka ah (Gariiga) ee ku yaal isku xirkan.
Goobta
Athens
Cinwaanka
El. Venizelou 26 & Sina 2
El. Venizelou 26 & Sina 2 [ΕΛ. ΒΕΝΙΖΕΛΟΥ & ΣΙΝΑ], Athens