CM iyo PSS ee qaxootiga iyo magangalyo-doonka, haweenka, ragga iyo LGBTQI+ GBV ka badbaaday ama halis sare ugu jira GBV - Thessaloniki

DIOTIMA Centre for Gender Rights and Equality

CM iyo PSS ee qaxootiga iyo magangalyo-doonka, haweenka, ragga iyo LGBTQI+ GBV ka badbaaday ama halis sare ugu jira GBV - Thessaloniki logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 6/5/2024

Sifo

Xaruunta Diotima ee loogu talagaley Xaquuqaadka iyo Sinnaanta Jinsigawaxey bixisaaMaareynta Kiiska iyo Taageerada Cilmi-nafsiga (PSS) ee magangelyo-doonka iyo qaxootiga (da'da 16 iyo ka weyn) ee la kulma xadgudubka jinsiga ku salaysan:

Macluumaad iyo U gudbinta

Caawimo shaqsi-shaqsi ah, oo ay ku jirto inaad kula tagto adeegyada bulshada sida caafimaadka, amniga la xiriira, iyo bixiyeyaasha adeegga daryeelka bulshada

U gudbinta hoyga

Jeedin joogto ah si aad u hubiso inaad awoodo inaad hesho gargaarka aad u baahan tahay

Fadhiyada shaqsi ahaaneed ay PSS iyo awoodsiinta

Macluumaad dheeraad ah

Iimayl ama soo wac Diotima si aad balan u qabsato.

Goobta

Thessaloniki

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Thessaloniki

Email

urban.thessaloniki.diotima@gmail.com