Cisbitaalka Alexandra

Hospital

Cisbitaalka Alexandra logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sifo

IsbitaaIsbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad bSi aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac1535ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya).

Goobta

Athens

Cinwaanka

Vassilissis Sofias 80

Cinwaan dirid

Vassilissis Sofias [ΒΑΣΙΛΙΣΣΗΣ ΣΟΦΙΑΣ] 80, Athens

Email

hospital@hosp-alexandra.gr