Xarunta Hoyga Furan ee Haweenka iyo Hooyooyinka khatarta ugu jira caruurtooda - "Tallaabo Hore loo qaaday"

Médecins du Monde/Doctors of the World (MdM) – Greece

Xarunta Hoyga Furan ee Haweenka iyo Hooyooyinka khatarta ugu jira caruurtooda - "Tallaabo Hore loo qaaday" logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 12/18/2024

Sharraxaad

Xaruntani waxay u shaqeysaa sidii xarun hoy ilaalineed oo 24/7 ah iyo goob martigelinaysa waxqabadyada awoodsiinta taasoo micneheedu yahay in kor loo qaado karti-dhisidda magangalyo-doonka haweenka keligood ah iyo hooyooyinka wata carruurtooda kuwaas oo dareemaya khatar khatarna ku jira.

Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis,Faransiis

Macluumaad dheeraad ah

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh 00302105222238

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: MAYA

Ma loo baahanyahay balan? HAA

U-qalmitaanka adeegyada: Magangalyo-doonka iyo qaxootiga la aqoonsan yahay, kuwaas oo ah Dumar keligood ah ama Hooyooyin wata carruurtooda

Adeegyada ma lagu heli karaa tixraac kaliya? HAA - Gudbinta loo maro rugta caafimaadka ee MdM Athens ee Sapfous 12

Meesha laga soo galo ma waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagalay gaadiidka cuuriyaamiinta: HAA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Cinwaan dirid

Athens