Xaruunta Dhalinyarada (da'aadka 16-30)

Velos Youth

Xaruunta Dhalinyarada (da'aadka 16-30) logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Velos Youth waa Goob Amaan ah oo loogu talagaley dhalinyarada (da'aadka 16 – 30 sano jirka) la bixinayaa:

1. Goob Amaan ah

Doobi/dhar dhaqis

qubeesyada

Wifi/helitaanka kumbiyuutar

Cunto

2. Taageero cilmi nafsi

Adeegyada Bulsho

3. Taageero sharci

4. Taageero is-dhexgal

La-talin shaqo

Maciishada

5. Barnaamijka Is-dhexgalka Guryaha

6. Waxbarashada aan rasmiga aheyn

Fasaladda Ingiriisi

Qol waxbarasho

7. Dhexdhaxaadin Dhaqameed

8. Aqoon isweydaarsiyo

Macluumaad dheeraad ah

Si aad u hesho taageero ama ballan nagala soo xidhiidh telifoonkayaga (00302108256749), iimaylka (info@velosyouth.org) iyo Baraha Bulshada (Facebook iyo Instagram: @VelosYouth).

Booqo boggeena Facebook-kaee loogu talagaley jadwalka howlaha hadda.

Cinwaanka

Tzortz 26, Athens (u dhow barxada Kaniggos )

Biyaanada 7aad

Saacadaha furitaanka

Isniin:
11:00 - 17:00
Talaado:
11:00 - 17:00
Arbaco:
11:00 - 17:00
Khamiis:
11:00 - 17:00
Jimce:
11:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Tzortz [ΤΖΩΡΤ] 26, Athens