Adeegyada sharciga ee Athens

European Lawyers in Lesvos (ELIL)

Adeegyada sharciga ee Athens logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 10/4/2024

Sharraxaad

Talo sharci iyo/ama matalaad inta lagu jiro marxaladda koowaad ee nidaamka magangalyada.

Kaalmada sharci ee kiisaska Isu-keenida Qoyska (Xeerka Dublin III).

Kaalmada sharci ee nidaamka qiimaynta da'da.

Kaalmada sharciga ah ee codsiyada magangelyo ee xiga, oo ku salaysan kiis-kiis.

Kaalmada sharciga ah haddii ay dhacdo in magangelyo-doonka la xero inta lagu jiro codsigooda magangelyo ee ugu horreeya, iyadoo loo eegayo kiis-kiis.

Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Farsi/Dari, Arabic, Lingala, Somali, Kirmanji, Sorani, Badni

Macluumaad Dheeraad ah & La helo

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Ma loo baahanyahay balan? MAYA

U qalmitaanka adeega: 15 jir iyo wixi ka weyn

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: HAA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Cinwaanka

Leoforos Alexandras 40, Athens

Lambarka Boostada 11473

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Leoforos Alexandras 40 [ΛΕΩΦΟΡΟΣ ΑΛΕΞΑΝΔΡΑΣ 40], Athens 11473