Cisbitaalka Guud ee Agios Pavlos ee Thessaloniki

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Agios Pavlos ee Thessaloniki logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

Wac 14444 maalinka shaqo ee u dambeesa bisha 09:00 subaxnimo kadib

Ama booqo HALKAN madasha onlaynka ee cisbitaalka (diyaar ku ah luquda Gariiga)

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Ethnikis Antistaseos 161, Kalamaria

Koodhka Boostada 55134

Cinwaan dirid

Ethnikis Antistaseos [ΕΘΝΙΚΗΣ ΑΝΤΙΣΤΑΣΕΩΣ] 161, Kalamaria