- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Golaha Giriigga ee Qaxootiga (GCR) waxa uu bixiyaa adeegyo kala duwan, oo ay ku jiraan:
gargaar sharci
taageero mid nafsiyeed iyo bulsho
Macluumaad
Caawi raadinta adeegyada aad u baahan tahay iyo u gudbinta adeegyada gaarka ah
Golaha Giriigga ee Qaxoontiga waxa ay soo dhaweeyaan oo ay u fidiyaan adeegyadooda qaxootiga iyo dadka ka imanaya dalalka saddexaad ballan oo keliya.
Isniin ilaa Jimco 09:00-16:00
Mobile/Viber/WhatsApp
Giriig,Ingiriis
Carabi - 00306936543485
Farsi/Dari - 00306936543501
Somali - 00306936543431
Khadka caawinta GCR: https://www.gcr.gr/en/news/press-releases-announcements/item/1677-gcr-helpline
Danaidon [ΔΑΝΑΪΔΩΝ] 9, Thessaloniki 54626