Faros Drop-In Center

Faros

Faros Drop-In Center logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 9/10/2024

Sharraxaad

Xarunta soo gelitaanku waxay furan tahay maalmaha toddobaadka oo dhan, waxayna ku taallaa bartamaha Athens, una dhow meelaha ay ku nool yihiin qaxooti badan. Ujeedada xaruntan ayaa ah in laga ilaaliyo carruurta iyo dhalinyarada aan lala socon, isla markaana loo sameeyo taageero iyo howlo rajo gelinaya xaaladooda.

Xarunta, waxaan ku bixinaa cunto, dhar, qubeys, waxbarasho aan rasmi ahayn, nashaadaad madadaalo iyo ciyaar iyo taageero nafsi iyo mid sharci. Shaqaalaheenna shaqaalaha bulshada, iyo dhexdhexaadiyeyaasha dhaqanka, siinta taageero iyo daryeel gaar ah ilmo kasta.

Luqadaha lagu hadlo:Giriig, Ingiriis,Farsi/Dari

Lambarka taleefanka: 00302108815185 - Carabi, Farsi, Ingiriis, Giriig

Helitaanka & amp; xog dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Balan maloo baaahanyahay:MAYA

U qalmitaanka adeega: Da' yarta Qaxootiga ah(ka yar 18)

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
13:00 - 18:00
Talaado:
13:00 - 18:00
Arbaco:
13:00 - 18:00
Khamiis:
13:00 - 18:00
Jimce:
13:00 - 18:00

Cinwaan dirid

Elpidos 7 [ΕΛΠΙΔΟΣ 7], Athens 104 34 - Victoria Square

Email

dropin@faros.org