- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Golaha Giriigga ee Qaxootiga (GCR) waxa uu bixiyaa adeegyo kala duwan, oo ay ku jiraan:
Hanuuninta dhaqanka, la-talinta, iyo macluumaadka ku saabsan ku noolaanshaha Giriiga
Macluumaadka ku saabsan xuquuqda, waajibaadka, iyo adeegyada ay heli karaan qaxootiga
Taageerada kiisaska magangalyada (iyadoo lala kaashanayo kooxda sharciga ee GCR)
Kaalmada helitaanka adeegyada dadweynaha (caafimaadka, waxbarashada, iwm.)
La-talinta kooxaha nugul (sida dhibanayaasha jirdilka iyo/ama ka ganacsiga dadka) iyo u gudbinta adeegyada
La-talin iyo adeegyo loogu talagalay carruurta keligood ah (waalidiin la'aan) gudaha Giriiga
Taageerada nafsiyeed ee kiisas nugul, sida kuwa ka badbaaday jirdilka, rabshadaha ku salaysan jinsiga iyo ka ganacsiga dadka
Golaha Giriigga ee Qaxoontiga waxa ay soo dhaweeyaan oo ay u fidiyaan adeegyadooda qaxootiga iyo dadka ka imanaya dalalka saddexaad ballan oo keliya.
GOBOLKA ATTIKA -Isniinta 09:00-16:00
Mobile/Viber/WhatsApp
Giriig/Ingiriis
Carabi - 00306936543493 / 00306936543500
Farsi/Dari – 00306907035832
Faransiis / Lingala - 00306948065771
Kurmanji / Sorani - 00306907035845
Turki - 00306936543491
Solomou [ΣΟΛΩΜΟΥ] 25, Athens 10682