Khadka caawinta GCR

Greek Council for Refugees - GCR

Khadka caawinta GCR logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 7/23/2024

Sharraxaad

Golaha Giriigga ee Qaxoontiga waxay ku aqbali doonaan codsiyada khadka caawinta GCR, khadadka telefoonada oo aad wici karto ama qoraal u diri karto codsiyadaada kaalmada sharci iyo taageerada nafsaaniga ah.

Waxaad si toos ah u wici kartaa nambarada gacanta ee ku qoran jaantusyada hoose iyadoo loo eegayo goobtaada iyo afkaaga hooyo, waxaana kula xiriiri doona qareen ama shaqaale bulsho sida ugu dhakhsaha badan.

Marka aad muujinayso codsigaaga waxaad u baahan tahay inaad caddayso kuwa soo socda:

1)Qaybta Giriiga ee aad kaga sugantahay

2)Waa maxay codsigaaga (nooc noocee ah caawimaad aad u baahan tahay)

3)Luqadda aad rabto inaad kula xiriirto

Habka isgaarsiinta waa kuwan soo socda:

1)Waxaad si toos ah noogu soo wici kartaa lambarada mobeelka

2)waxaad naga soo wici kartaa Viber iyo WhatsApp

3)Waxaad qoraal noogu soo diri kartaa codsiyada Viber και WhatsApp


GOBOLKA ATTIKAIsniin 9:00-16:00

Giriig/Ingiriis

Carabi-00306936543493

Farsi / Dari-00306907035832

Lingala / French - 00306948065771

Kurmanji / Sorani - 00306907035845

Turkish - 00306936543491

GOBOLKA THESSALONIKIIsniin ilaa Jimco 9:00-16:00

Giriig/Ingiriis

Carabi00306936543485

Farsi / Dari - 00306936543501

Somali - 00306936543431

JASIIRADA LESVOS Isniinta ilaa Jimcaha 9:00-16:00

Giriig/Ingiriis

Farsi / Dari - 00306936543501

Khadka caawinta GCR: https://www.gcr.gr/en/news/press-releases-announcements/item/1677-gcr-helpline

Cinwaan dirid

HELPLINE