Alkyone Day Center

Alkyone Day Center

Alkyone Day Center logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/15/2024

Sharraxaad

Alkyone Day Center waxay bixisaa:

Quraa iyo qado
Quraacda: 9:15 a.m. – 10:30 a.m.
Qadada: 12:00 p.m. – 1:30 p.m.
Inta lagu gudo jiro xadidaada Covid-19, waa kaliya qaadasho.

Dhar

Doobi/dhar dhaqis

qubeesyada

Adeegyada Bulsho

Macluumaad dheeraad ah

Waxaad u baahantahay inaad iska diiwaangeliso adeegyada.

Iska diiwaangeli Alkyone Day Center inta u dhexeesa 9:30 a.m. iyo 1:00 p.m.

Xaruunta maalinka waxa ay furantahay Isniin ilaa Jimco,marka laga reebofasaxyada, ka bilaabato 9:30 a.m. ilaa 1:30 p.m.

Ma jiraan saacado booqasho inta lagu gudo jiro xadidaadaha Covid-19.

Luqadaha taageerada:Ingiriis, Faransiis, Gariig, Carabi, Farsi.

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Orfanidou 5

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:30 AM - 01:30 PM
Talaado:
09:30 AM - 01:30 PM
Arbaco:
09:30 AM - 01:30 PM
Khamiis:
09:30 AM - 01:30 PM
Jimce:
09:30 AM - 01:30 PM

Cinwaan dirid

Orfanidou [ΟΡΦΑΝΙΔΟΥ] 5, Thessaloniki