Kijada Bulshada ee Khora

KHORA

Kijada Bulshada ee Khora logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 5/13/2024

Sharraxaad

Kijada Bulshada ee Khorawaa goob bulsheed oo ku taal Kypseli oo bixisa cunto khudradeed oo kulul oo bilaash ah, shaah iyo kafee dhammaan, inta lagu jiro saacadaha shaqada.

Waxaad wax ku cuni kartaa ama ka qaadan kartaa cuntada. Jikada Bulshadu waxay bixisaa meel ammaan ah oo saaxiibtinimo leh oo waqti lagu qaato.

Macluumaad dheeraad ah

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: MAYA

Ma loo baahanyahay balan? MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA

Helitaanka

Ma jiro galaangal bilaash ah

Saacadaha furitaanka

Isniin:
12:30 - 15:00
Talaado:
20:00 - 22:00
Arbaco:
20:00 - 22:00
Jimce:
12:30 - 15:00

Cinwaan dirid

Kastalias [ΚΑΣΤΑΛΙΑΣ] 13, Athens