- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
HADDII AAD WAX ARAGTID, WAX DHEH.
Ma tahay dhibane ee ka ganacsiga dadka?
MA KA HAYSATAA MACLUUMAAD KU SAABSAN XAALADA SUURTAGALKA AH EE KA GANACSIGA DADKA?
WAAN CAAWIN KARNAA!
Wac 1109
Wicitaanada dibadda fadlan garaac: 0030-2310019880
24/7 WAANA XOG-QARSOON
1109 waa qadka illaha ka ganacsiga dadka, waxaana taaba galiyey A21 Greece iyadoo laa gaashaneeso adeeg bixiyayaasha kale.
Qadka Ka Ganacsiga Dadka ee Qaran (HTRL) waxa uu qabanayaa wicitaanada 24/7 waxa uuna u diyaarsanyahay inuu ka jawaabo wicitaanada dhamaan luqudaha. HTRL waxa uu leeyahay howl-wadeeno Ingiriisi iyo Gariig ah. HTRL waxa uu sidoo kale awoodaa inuu kugu xiro adeeg turjumaaneed oo qadka ah oo aad ka haleeso in ka badan 200 oo luqadood, 24ka saacadood maalinti, 7da maalmood isbuuci ayadoo la isticmaalaayo turjumaad qadka ah.
Hawl wadeenada khadka telefoonka waa xirfadlayaal si gaar ah u tababaran, kuwaas oo raacaya hababka caalamiga ah iyaga oo hubinaya jawaabta ugu dhakhsiyaha badan kiis kasta. Khadka Taleefanka Qaranku waxa uu si dhow ula shaqeeyaa dhammaan hay’adaha qaranka si loo hubiyo wax-ka-qabashada degdegga ah iyo waxtarka.
NATIONAL HOTLINE