Xaruunta Daryeelka Qaxootiga

Agape Hellas & Greek Evangelical Alliance

Xaruunta Daryeelka Qaxootiga logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 3/27/2024

Sharraxaad

Xaruunta Daryeelka Qaxootiga waxay bixineesaa:

Kafee, shaah, iyo cunto fudud

Meel lagu nasto

Meel lagu ciyaaro oo caruurta loogu talagaley

Adeeg dhar dhaqis ah haddii la codsado

Qubeyska dadka waa weyn haddii la codsado

Waxqabadyada waxbarashada sida xiisadaha tolida, xiisadaha luqadda Ingiriisiga, xiisadaha luqadda Jarmalka iyo casharrada luqadda Giriigga ee carruurta iyo dadka waaweyn

Saacadaha shaqada

Talaado 12:00-16:00 siinta cunto kulul, miro iyo khudaar

Khamiis 12:00-16:00 siinta cunto fudud, miro iyo khudaar

Macluumaad dheeraad ah

Uma baahnid ballan si aad u booqato xarunta.

Cinwaanka

Christou Pipsou 5, Thessaloniki

Biyaanada 1aad

Saacadaha furitaanka

Talaado:
12:00 - 16:00
Khamiis:
12:00 - 16:00

Cinwaan dirid

Christou Pipsou [ΧΡΗΣΤΟΥ ΠΙΨΟΥ] 5, Thessaloniki

Email

info@carecenter.gr