Cisbitaalka Guud ee Thessaloniki ee G. Gennimatas

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Thessaloniki ee G. Gennimatas logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

Wac +302313308323 ama +302313308168 Isniin - Jimco inta u dhexeesa 08:00-14:00

ama booqo HALKAN madasha onlaynka ee cisbitaalka (diyaar ku ah luquda Gariiga)

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Eth. Aminis 41

Postal Code 546 35

Cinwaan dirid

Eth. Aminis [ΕΘΝ. ΑΜΥΝΗΣ] 41, Thessaloniki

Email

info@gennimatas-thess.gr