Isbitaalka guud ee Oncological ee Kifisia "Agioi Anargyroi"

Hospital

Isbitaalka guud ee Oncological ee Kifisia "Agioi Anargyroi" logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad bSi aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac1535ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya). 

Cinwaanka

Noufaron & Timiou Stavrou 14, Kifisia

PC 145 64

Cinwaan dirid

Noufaron & Timiou Stavrou [ΝΟΥΦΑΡΩΝ & ΤΙΜΙΟΥ ΣΤΑΥΡΟΥ] 14, Athens

Email

secretary@gonkhosp.gr