Cisbitaalka Guud ee Carruurta ee Aghia Sofia

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Carruurta ee Aghia Sofia logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

Isbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac15351ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya).

Cinwaanka

Thivon 1, Athens

PC 115 27

Cinwaan dirid

Thivon [ΘΗΒΩΝ] 1, Athens

Email

info@paidon-agiasofia.gr