Cisbitaalka Guud ee Sismanogleio - Amalia Fleming

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Sismanogleio - Amalia Fleming logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac1535ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya).

Goobta

Athens

Cinwaanka

SISMANOGLEIOU 37,

MAROUSSI, PC 15126

Cinwaan dirid

Sismanogleiou [ΣΙΣΜΑΝΟΓΛΕΙΟΥ] 1, Maroussi, Athens

Email

info@sismanoglio.gr