- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Xarunta Maalinta Haweenka waxay rabta inay kor u qaaddo is dhexgalka qaxootiga iyo magangalyo doonka iyadoo ka shaqaynaysa is dhexgalka buuxda iyo xoojinta haweenka magangalyo doonka ah ama qaxootiga ku jira xaalad nuglaansho bulsho.
Xarunteena waxaa ku qalabaysan saynis yahano bulsho kuwaaso soo dhaweeya ka faa'iidaystayaasha oo siiya taageero nafsaani ah.
Sidoo kale, haweenku waxay haystaan fursad ay ku maydhaan oo ay u qalajiyaan dharkooda, helaan qubays oo ay ka qayb qaataan hawlaha dhaqanka iyo madadaalada. Waxa kale oo jira qolka carruurta loogu talagalay, saacadaha ay hooyooyinku ka qayb qaadanayaan waxqabadka.
Diiwaangelinta aqoon-is-weydaarsiyada/howlaha waxaa la sameeyaa marka la yimaado Xarunta Maalinta.
Smyrnis 27 [ΣΜΥΡΝΗΣ 27], Athens 10439