XARUUNTA PEDRO ARRUPE

Jesuit Refugee Service - JRS

XARUUNTA PEDRO ARRUPE logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 12/13/2024

Sharraxaad

Adeega Qaxootiga ee Jesuit (JRS)waa urur caalami ah oo Katoolik ah oo leh hadaf ah inuu raaco, u adeego oo uu u doodo isagoo ka wakiil ah qaxootiga iyo dadka kale ee lagu qasbay.

Xarunta Pedro Arrupe waa xarunta isdhexgalka dhalinyarada ee carruurta. Halkaan waxaan ku soo dhaweyneynaa carruurta horeyba uga diiwaangashaneyd dugsiga Gariigga oo u baahan in laga caawiyo maalin kasta shaqada guriga ee ay dugsiga u hayaan.

Waxaa kaloo jira waxqabadyo loogu talagalay carruurta ka dib marka ay dhammeeyaan shaqadooda guriga.

Macluumaad Dheeraad ah

U-qalmitaanka adeegyada: Carruurta da'doodu tahay 6 jir ilaa 18 jir.

Saacadaha oo furanyahay

Isniin ilaa Jimco 11:00-19:00.

Wixii macluumaad dheeraad ah, waad nasoo booqan kartaa, Isniinta ilaa Jimcaha 11:00-15:00.

Cinwaanka

Michail Voda 28, Athens

Saacadaha furitaanka

Isniin:
11:00 - 19:00
Talaado:
11:00 - 19:00
Arbaco:
11:00 - 19:00
Khamiis:
11:00 - 19:00
Jimce:
11:00 - 19:00

Cinwaan dirid

Michail Voda [ΜΙΧΑΗΛ ΒΟΔΑ] 28, Athens