- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Kahortagga isticmaalka maandooriyaha, ku xadgudubka khamriga iyo dhaqamada kale ee la qabatimo.
La-talin kooban waxaa bixiya cilmu-nafsiga
Waxqabadyo kooban oo maskaxiyan bulsho oo loogu talagalay dhallaanka
Saacadaha wacitaanka: 8:15 subaxnimo - 2:00 galabnimo.
Macluumaad dheeraad ah
Luqadaha aan ka ahayn Giriiga, Ingiriisiga, Faransiiska ama Talyaaniga, turjubaan ayaa lagama maarmaan u noqon doona.
Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan adeegyadayada, fadlan eeg shabakadayada:
prolipsihiou.gr/gr/articles/list/categories/brochure
Ingiriis:prolipsihiou.gr/gr/articles/node/English
Faransiis:prolipsihiou.gr/gr/articles/node/french
Carabi:prolipsihiou.gr/gr/articles/node/arabic
Farsi:prolipsihiou.gr/gr/articles/node/farsi
Helitaanka
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Ma balan ayaa loo baahanyahay: HAA
Ma lagu xidhiidhaa luqadda dhegoolaha:MAYA
Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA
Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA
Rodokanaki 42 [ΡΟΔΟΚΑΝΑΚΗ 42], Chios 82132 (1st floor)