Adeegyada Bulsho

PRAKSIS

Adeegyada Bulsho logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 4/30/2024

Sharraxaad

PRAKSIS(Barnaamijyada Hormarineed, TAAGEERO BULSHO IYO WADASHAQEYN CAAFIMAAD) waa Urur Bulshada Rayidka ah oo madax banaan (Urur aan faa'iido doon ahayn). PRAKSIS Hadafka ugu weyn waa qorsheynta iyo hirgelinta mashaariicda horumarinta, bani'aadamnimada iyo dabeecadda caafimaadka.

Yoolkeena

Hadafkayaga ama yoolkayagu ugu weyn waa ciribtirka ka saarista bulshada iyo dhaqaalaha ee kooxaha bulshada nugul iyo difaaca xuquuqdooda shaqsiyeed iyo bulsho.

Adeegga Bulshada ee PRAKSIS ee Athens, adeegyada ayaa la bixiyaa waxaana la qaadayaa tallaabooyin si loo yareeyo ka saarista bulshada iyo/ama dhaqaalaha ee kooxaha bulshada nugul iyo in la difaaco xuquuqdooda shaqsi iyo bulsho.

Qof kasta, ha ahaado mid ka mid ah dadweynaha ama koox bulsheed, haddii ay haysato dhibaato caafimaad, bulsho, maskaxeed, shaqo ama sharci, waxay iman kartaa adeegga bulshada, halkaas oo adeegyada lagu bixiyo lacag la'aan iyo takoorid.

Adeegga bulshadu waxa uu fududeeyaa in lala xidhiidhiyo NGO-yada kale iyo hawl-wadeennada NSS-ta, sida ku habboon.

Adeegga bulshadu wuxuu shaqeeyaa maalin kasta, ka dib ballan la qorsheeyay.

Balamada waxaa laga sameystaa qaab teleefoon ah 00302108213704, Isniin ilaa Jimco, 10:00 - 15:00.

Helitaanka & amp; macluumaad dheeraad ah

Adeegaan MA xirna xiliyada fasaxyada dadwynaha

Balan ayaa loo baahanyahay

Sidee ballan loo qabsan karaa: WAC

Ma lagu xidhiidhaa luqadda dhegoolaha:MAYA

Meesha laga soo galo goobtan waxay leedahay meel gaariyada cuuriyaamiinta

Goobtan ma lahan wiish

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah

Goobtan waxay leedahay musqulo u kala gaar ah ragga iyo haweenka: MAYA

Dhammaan adeegyada liiska ku qoran waa kuwa bilaash ah

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Sarpidonos [ΣΑΡΠΗΔΩΝΟΣ] 24, Athens

Email

s.horianopoulou@praksis.gr