Cisbitaalka Guud ee Elpis

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Elpis logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac1535ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya). 

Goobta

Athens

Cinwaanka

Dimitsanas 7

Cinwaan dirid

Dimitsanas [ΔΗΜΗΤΣΑΝΑΣ] 7, Athens

Email

info@elpis.gr