Cisbitaalka Guud ee Evangelismos 

Hospital

Cisbitaalka Guud ee Evangelismos  logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/9/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Athens waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Si aad bSi aad balan uga qabsato cisbitaalka, fadlan wac11535ama booqoHALKANhalkaas oo aad fursad u leedahay inaad online ka ballansato ballan subax ama galabnimo isbitaallada qandaraaska kula jira adeegga (madasha ballan qabsashada onlaynka ah ayaa lagu heli karaa Gariig oo keliya). 

Goobta

Athens

Cinwaanka

Ipsilantou 45-47

Cinwaan dirid

Ipsilantou [ΥΨΗΛΑΝΤΟΥ] 45-47, Athens

Email

info@evaggelismos-hosp.gr