Cisbitaalka Kansarka ee Theagenio

Hospital

Cisbitaalka Kansarka ee Theagenio logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Cisbitaalkan waxa uu maalin kasta heegan u yahay bukaannadiisa Oncology. Bukaan-socodka waxay imaan karaan ka dib marka ay la tashadaan rugta caafimaadka ee qaabishay.

Si aad balan uga qabsatid cisbitaalka wac +302313301848.

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Al. Simeonidi 2

Koodhka Boostada 54639

Cinwaan dirid

Al. Simeonidi [ΑΛ. ΣΥΜΕΩΝΙΔΗ] 2, Thessaloniki